Wararkii ugu dambeeyey Dibad-daxyo rabshado wata oo ka dhacay Garoowe (Sawirro)

Mudahaarad rabshado wata, isla markaana ay ku dhawacmeen haweenay iyo wiil arday ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa haleeyey rasaas la sheegay inay rideen ciidamada amaanka maamulka Puntland oo ay doonayey iney dadkaas kala eryaan Mudaaharaadayaasha ayaa la sheegay inay dalbanayeen in sharciga la horkeeno ciddii … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey Dibad-daxyo rabshado wata oo ka dhacay Garoowe (Sawirro)